VOA Somali
@voasomali
Subscribers
Views
Videos
API Count
To 10
Live Subscriber Growth Chart
Loading Advanced Analytics...
About VOA Somali
VOA Somali, waa qeybta luuqadda Af-Soomaaliga ee Voice of America (VOA).
Waa warbaahinta caalamiga ah ee dowladda Mareykanka, oo warar iyo akhbaaraad ku bixisa 40 luuqadood, ayada oo toddobaad kasta gaarta 236.8 oo qof. VOA Somali waxay baahisaa macluumaad isugu jira warar, warbixino, wareyso, madadaallo, iyo barnaamijyo gaar ah.
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.
Embed on Your Website
Do you want to put VOA Somali's realtime subscriber count on your website? Use the embed code below or add the direct URL as a browser source in OBS.
Latest Video
Qubanaha VOA
by VOA Somali
Click to load YouTube player
Qubanaha VOA
Uploaded
575
Views
16
Likes
0
Comments
About RealtimeSubCount.com
RealtimeSubCount.com tracks live YouTube subscriber activity with a faster page shell, local caching, and analytics modules that do not block the main counter from loading. This page is designed to keep the count visible first while the deeper charts and supporting widgets stream in behind it.