Tima afs
@tima_afss
Subscribers
views
Videos
API Count
To 30K
Live Subscriber Growth Chart
Loading Advanced Analytics...
About Tima afs
Ku soo dhawoow adduunkayga! 🎬🎥✨
Anigu waxaan ahay qof jecel Animation-ka, waxaanan kuu soo bandhigayaa soo koobidyo xiiso leh iyo sheekooyin cajiib ah oo ka yimid dunida animation-ka.
Ma aha oo keliya inaan sheego sheekooyinka iyo qisadaha– waxaan ku sameeyaa aniga oo adeegsanaya shakhsiyaddayda animation-ka👾 si aan kuu dareensiiyo sheekada sidii adiga laftaada oo ku dhex jirta!🤩
🎯Ujeedadaydu misa guushayda waa in aan jacaylka animation-ka aan soo gaarsiiyo Soomaalida iyo dhalinyarada jecel farshaxanka sheekooyinka muuqaalka ah.🏅🌌🖼️🎨
✨Haddii aad tahay qof jecel sheekooyin, sawir gacmeedyo, iyo fikrado qoto dheer oo aan laga dareemin meel kale – kanaalkan adigaa leh😃!Subscribe garo, oo aan ku bilowno safarkeenna animation-ka! 🚀
Embed on Your Website
Do you want to put Tima afs's realtime subscriber count on your website? Use the embed code below or add the direct URL as a browser source in OBS.
Latest Video
Walaalaha Balanbaalista 🦋💔 | Falanqaynta Qoyska Kocho – Dilaayga Shaydaanka 👹(P8)🔥
Uploaded
49,286
views
3,408
Likes
297
Comments
About RealtimeSubCount.com
Track live YouTube subscriber counts, video views, creator comparisons, milestones, and OBS-ready counters in real time.