Aflax Academy
@aflaxacademy
Subscribers
Views
Videos
API Count
To 10
Live Subscriber Growth Chart
Loading Advanced Analytics...
About Aflax Academy
Soodhawoow mudane/marwo channel kan waxaan kahelaysaa barnaamijyo kaladuwan oo xiiso iyo wax tarba Leh. Barnaamijyada lasoogeliyo channel kan waxaa Kamida Muuqaalo gaagaaban oo kusaabsan arimaha dhalinyarada, Wacyigelinta, Kaftan iyo qosol ka, dhiirigelinta, Hida iyo Dhaqanka, Afsoomaaliga iyo wixii lamida kuwaas oo loodiraariyay qaab aadan kadaalayn daawashadooda.
Sidookale channel kan waxaad kahelaysaa casharada kabaxa shabakada aflaxacademy.com qaybohooda free ga ah sida barasahda Luuqada English ta, Barashada Xisaabta, Barasahda IT ga sida Computerka, Video editing ka, Graphic Design, Database, Programming iyo maadooyin kale oodhamaanytood kubaxaan afsoomaali. Kusoodhawoow markale channel ka Dirir Media oo uusan kamaqnayn Aflax Academy.
Embed on Your Website
Do you want to put Aflax Academy's realtime subscriber count on your website? Use the embed code below or add the direct URL as a browser source in OBS.
Latest Video
Ramadaan Discount iyo Koorsooyin Cusub | English | AI | Graphic Design iyo WhatsApp: +254 722 662441
by Aflax Academy
Click to load YouTube player
Ramadaan Discount iyo Koorsooyin Cusub | English | AI | Graphic Design iyo WhatsApp: +254 722 662441
Uploaded
498
Views
17
Likes
1
Comments
About RealtimeSubCount.com
RealtimeSubCount.com tracks live YouTube subscriber activity with a faster page shell, local caching, and analytics modules that do not block the main counter from loading. This page is designed to keep the count visible first while the deeper charts and supporting widgets stream in behind it.